Hanjabaad, Sirdoon iyo Sumcad-Dil: Baaritaan ku Saabsan Hadallada Loo Nisbeeyay Taliyihii Hore ee Booliska Imaaraadka iyo Madaxda Soomaalida
Hadalladii dhawaan lagu baahiyay baraha bulshada, laguna nisbeeyay Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Dalka Imaaraatka Carabta, ma aha hadal caadi ah oo…






























