Diidmada Go’aanka Maxkamadda Sare: Khilaaf Siyaasadeed oo Cusub oo Soomaaliya ka Taagan

Diidmada go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya waxay Soomaaliya gelin kartaa marxalad cusub oo khilaaf siyaasadeed iyo sharci ah. Maxkamaddu waxay soo saartay…

⚓ Burcad-badeedda Soomaaliyeed oo dib u soo xoogeysanaysa: Laba markab oo la afduubay afar maalmood gudahood

GACANKA CADMEED — 26 Agoosto 2026: Burcad-badeed Soomaaliyeed ayaa dib uga soo muuqday biyaha Gacanka Cadmeed, kaddib markii laba markab oo ganacsi…

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Wax-ka-beddelka Dastuurka: Tallaabo Taariikhi ah oo Lagu Xoojinayo Qarannimada

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay wax-ka-beddel lagu sameeyay Dastuurka Ku-meelgaarka ah ee dalka, arrin loo arko mid…

Dagaal Siyaasadeed oo Qarxay: Koonfur Galbeed ma Ka Baxaysaa Qorshaha Doorashooyinka Tooska ah?

Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa muujinaya marxalad siyaasadeed oo cusub oo laga dareemayo maamulka Koonfur Galbeed, kadib markii la sheegay in…

Xildhibaano laga Reebay Baarlamaanka iyo Dastuur Dad Loo Ansixinayo Iyadoo Wakiilladoodii Maqan Yihiin…!!!

Berito, Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa horyaalla arrin si weyn u taabaneysa mustaqbalka siyaasadeed, dastuuriga ah iyo midda midnimada dalka: wax-ka-beddel lagu…

Ma Ku Saxantahay In Dowladda Federaalka Ay Dib Uceliso Ciidamada Hor-udhaca U Aha Wafdiga Dowlad Goboled Yada Ee Kuso Wajahna Caasimada…?

Caasimadda Muqdisho waa wadnaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, xarunta dowladnimada, diblomaasiyadda iyo go’aamada qaran. Sidaas darteed, amniga caasimadda ma aha arrin qof, maamul…