Waxaa jira cabsi laga qabo “escalation”

Waxa Yurub aad uga walwalsan tahay ma aha oo keliya duullaan weyn oo Ruushku ku qaado NATO. Waxaa sidoo kale laga baqayaa cyberattacks, sabotage, drones, faragelin doorashooyin iyo hawlgallo qarsoon oo lagu tijaabinayo midnimada NATO. Sirdoonka Maraykanka ayaa hore uga digay suurtagalnimada tallaabooyin noocaas ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *