
“SHiinaha ama “the people’s republic of china” wa awood kamid ah
Awoodaha caalamka qarnigan aan hada ku jirno wa na dalka 2aad
Ee ugu dadka badan aduunka kaliya india ayaa ka dad badan
Kaso ka’ah dunida 17%, wuxuu xuduud lawadaga 14 dal oo kala ah
“North Korea, Russia, Mongolia, Kazakhstan, Kyrgyzstan, Tajikistan,
Afghanistan, Pakistan, India, Nepal, Bhutan, Myanmar,
Laos, and Vietnam, iyo kuwa oo dhanka bada xuduud
kala wadaago Japan and the Philippines, cabirka dhulka
Dadka shiinaha uu ku fadhiyo wuxuu gaara (3,700,000)miles,
Dalku waxa uu u qaybsan yahay 33 qaybood oo heer gobol ah:
22 gobol, 5 ismaamul gobolo, 4 degmo, iyo 2 gobol oo maamul
gaar ah oo badhkood ah. Beijing waa caasimadda, halka Shanghai
ay tahay magaalada ugu dadka badan magaalada iyo xarunta ugu
weyn ee dhaqaalaha. waxa dalkaas so xukunta ku dhawaad 9 madaxweyne
oo kaso taliyey xiliyo kala duwan,
- Mao Zedong (1949–1959)
- Liu Shaoqi (1959–1966)
- Song Qingling (acting/honorary, various periods)
- Dong Biwu (acting, various periods)
- Li Xiannian (1983–1988)
- Yang Shangkun (1988–1993)
- Jiang Zemin (1993–2003)
- Hu Jintao (2003–2013)
- Xi Jinping (2013–present)
Waxay so xukumeen dalkaas xiliyo kala duwan oo dalkaas so maray,
Intan waxay ahayd intey jirtay xukuumadihii afgambiga kadib
Intas Waxa ka horeeyey boqortooyoyin faro badan oo waqti dheer
Kaso talinaayey dalkaasi china,
Waa dalka 2aad ee ugu dhaqaalaha badan dunida waxa ka dhaqaale badan
Kaliya dalka America, dhaqalaha dalka china waa mid qaabab badan kuso
Galo dalka, dalka waa mid hanti-wadaag ah oo dhaqalihiisu waxa gacanta
Ku hayso dowlada oo sidey rabto umaamusho, siyaasad ahaan waa dal xoogan
Tan iyo 1949-kii, Shiinuhu waxa uu ahaa dawlad hanti-wadaag ah oo shuuci ah
Oo CCP uu yahay xisbiga keli ah ee talada haya. Waa mid ka mid ah shanta xubnood
Ee joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo xubin ka ah ururo badan
Oo dhinacyo badan leh iyo kuwo goboleed. Isagoo ka kooban shan meelood meel ka mid ah dhaqaalaha
Adduunka, dhaqaalaha Shiinaha waa kan ugu weyn adduunka ee wax-soo-saarka PPP-ku-habboon.
Shiinaha ayaa ah dalka labaad ee ugu qanisan, inkastoo uu aad ugu liitay dhanka cabbiraadaha
Dimoqraadiyadda iyo xuquuqul insaanka.
