maalinkii 5aad ayuu galay dagaalka

Xiisada dagaal ee udhaxeysa dalalka kala ah iraan, israel iyo america ayaa galay waji cusub iyo xaalad kaduwan xaaladii lafilaayey, iraan ayaa dagaalkan inta lagu jirey caan ku noqotey xanuujin iyo bartilmaameysi ay labeegsaneyso goobo muhiim uah israel iyo usa.

Dalalkii ay iiran weerartay waxa ugu muhiimsanaa

UAE, iraaq, saudi arabia, bahrain, kuweit, israel

Ayado dalalkaan kala duwan uweerartay qorshayal kala duwan hadana waxay kamideysan yihiin qasaraha nafeed iyo dhaqaale ee ay ugeysatay dowlada mareekanka dalalka carabta, iraan ayaa wacad ku martay in lawada baabi’i doono intuu dagaalkan socdo diidayna wada hadalo ay uso bandhigeen dowladihii waweyna

Marekanka yaa ku dhaaranaya in iraan uu dumin xukunkeeda uu gantaalo iyo diyaaradaha dagaal uu ku burburinaayo goobo dad rayid ah ay leeyihiin halka isla trump uu oogu yeeraryo shacba iraan iney asiga tageran oo ayv kacawiyaan inuu xukunka rido, shacabka badankoda waxa kaso horjedan xukunka balse marekan madaxa uma dhiiban karaa oo “labo daran mid dooro”

dagalka iran iyo marekanka ayaa kuso beegmaya xili shacabka dalkaasi iiran ay wadayn mudooyinkii laso dhaafay banaan baxyo ay uguso horjeedan xukunka jira ee islamiga ah.

iraan sirdoona ahaan way liidataa oo waxay noqotey goob ay sirdoonka israel ku ilmo dhaleen, awoodna uyeelan weysan iney kahor tagaan falalka sirdoonada shisheeye oo kadhax dhaca mararka qaar caasimada dalkaasi iiran ee tehran, falalki sirdoon ay kageysteen israel wey badnaayen balse waxa uweyn kii lagu qarijiyey alahaa unaxariiste “ismacil haniyyah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *