Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Wax-ka-beddelka Dastuurka: Tallaabo Taariikhi ah oo Lagu Xoojinayo Qarannimada

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay wax-ka-beddel lagu sameeyay Dastuurka Ku-meelgaarka ah ee dalka, arrin loo arko mid…

Dagaal Siyaasadeed oo Qarxay: Koonfur Galbeed ma Ka Baxaysaa Qorshaha Doorashooyinka Tooska ah?

Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa muujinaya marxalad siyaasadeed oo cusub oo laga dareemayo maamulka Koonfur Galbeed, kadib markii la sheegay in…

Xildhibaano laga Reebay Baarlamaanka iyo Dastuur Dad Loo Ansixinayo Iyadoo Wakiilladoodii Maqan Yihiin…!!!

Berito, Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa horyaalla arrin si weyn u taabaneysa mustaqbalka siyaasadeed, dastuuriga ah iyo midda midnimada dalka: wax-ka-beddel lagu…

Ma Ku Saxantahay In Dowladda Federaalka Ay Dib Uceliso Ciidamada Hor-udhaca U Aha Wafdiga Dowlad Goboled Yada Ee Kuso Wajahna Caasimada…?

Caasimadda Muqdisho waa wadnaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, xarunta dowladnimada, diblomaasiyadda iyo go’aamada qaran. Sidaas darteed, amniga caasimadda ma aha arrin qof, maamul…

Axmed Madoobe & Siciid Dani: Codsiga Ciidan Amni iyo Diidmada Dowladda Federaalka – Maxay Ka Tarjumaysaa Khilaafka Federaalka?

Hordhac Khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad-goboleedyada ayaa mar kale soo shaac baxay, kaddib markii…

Safiirrada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo ka Qeyb Galay Caleema-Saarka Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Woqooyi Bari

Caleema-saarkii Madaxweynaha cusub ee Dowlad-Goboleedka Woqooyi Bari Soomaaliya ayaa noqday mid si weyn u soo jiitay indhaha gudaha iyo dibadda, kaddib markii…

Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Laascaanood: Macnaha Siyaasadeed iyo Saameynta Qaranka

Booqashada uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku tegay magaalada Laascaanood, xarunta maamulka Waqooyi Bari, ayaa noqotay dhacdo taariikhi ah…

Hanjabaad, Sirdoon iyo Sumcad-Dil: Baaritaan ku Saabsan Hadallada Loo Nisbeeyay Taliyihii Hore ee Booliska Imaaraadka iyo Madaxda Soomaalida

Hadalladii dhawaan lagu baahiyay baraha bulshada, laguna nisbeeyay Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Dalka Imaaraatka Carabta, ma aha hadal caadi ah oo…

  Mamnuucidda Hawada Soomaaliya iyo Xiisadda Imaaraadka: Gorfeyn Ku Saabsan Madaxbannaanida, Amniga iyo Siyaasadda Gobolka

Go’aankii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku mamnuucday isticmaalka hawada dalka ee diyaaradaha milatari iyo kuwa xamuulka ee Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE)…

 Soomaaliya iyo Mustaqbalka Shidaalka: Warbixin Faahfaahsan oo ka Soo Baxday Wasiirka Batroolka

Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire, ayaa faahfaahin ballaaran ka bixiyey halka ay marayaan qorshayaasha sahminta iyo…