Warbixin guud

“Blog-gan ma aha meel war lagu kala qaato, mana aha goob  dareen lagu cabbiro. Waa madal xogta lagu miisaamo, fikirka  lagu hago, laguna kala saaro waxa muuqda iyo waxa qarsoon.  Waxaan halkaan ku falanqaynnaa siyaasadda anagoo ka eegayna  saameynteeda fog, dhaqaalaha anagoomiisaamayna kobociisa iyo  halistiisa, sports-kana anagoo ka akhrinayna istiraatiijiyad, hoggaan , iyo go’aanka. Tiknoolajiyadana waxaan u aragnaa qalab qaabeeya mustaqbalka , ee aan ahayn madadaalo kaliya. Qoraallada halkan ku qoran kuma dhisna  buuq, xamaasad, ama eex; waxay kudhisan yihiin xog, caqli, iyo aragti la hubiyey.  Haddii aad raadinayso hadal miisaan leh, falanqayn qoto dheer, iyo fikir kaa caawinaya  inaad si ka duwan u aragto dunida—halkeedi ayaad joogtaa.” …