Isbadalka Qiimaha Shidaalka: Sababaha, Saameynta iyo Mustaqbalkaby AbdirahimMarch 11, 2026Dhaqalaha, Falanqeyn, Warar Shidaalku waa mid ka mid ah khayraadka ugu muhiimsan ee dunida maanta, maadaama uu laf-dhabar u yahay dhaqaalaha, gaadiidka, warshadaha, iyo horumarka…
maalinkii 5aad ayuu galay dagaalkaby AbdirahimMarch 4, 2026Falanqeyn, Siyaasada, Warar Xiisada dagaal ee udhaxeysa dalalka kala ah iraan, israel iyo america ayaa galay waji cusub iyo xaalad kaduwan xaaladii lafilaayey, iraan ayaa…
kala wareega hawadaby AbdirahimMarch 2, 2026Falanqeyn, Warar ➡️ Wararka soo baxay shalay (01 Maarso 2026) waxay sheegayaan in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo dad rayid ah lagu…
🌍 Marinka Hormuz (Strait of Hormuz)by AbdirahimMarch 2, 2026Falanqeyn, Warar Marinka Hormuz waa marin-biyood aad u istaraatiiji ah oo ku yaalla Bariga Dhexe, kana dhex mara Iran (waqooyi) iyo Oman (koonfur), gaar…
dhaqdhaqaaqa natoby AbdirahimMarch 2, 2026Warar . NATO oo si dhow ula socota xaaladda gobolka dhexe & Iran NATO ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto dgaalka ka…
weerarka ma cirkuu kuso dhamaaday?by AbdirahimMarch 2, 2026Warar Wararka ugu Waaweyn ee Maanta U.S. & Israel waxay duqeyn ballaaran ku sameeyeen IranCiidamada Maraykanka iyo Israel ayaa duqeymo waaweyn ku qaaday…
Bariga dhexeby AbdirahimFebruary 28, 2026Falanqeyn, Siyaasada, Warar Middle East waa gobol istiraatiji ah oo leh taariikh dheer, dhaqamo hodan ah, iyo kheyraad dabiici ah oo aad u weyn, gaar…
Safiirrada Turkiga, Sacuudiga iyo Suudaan oo ka Qeyb Galay Caleema-Saarka Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Woqooyi Bariby abdulchapar ananugJanuary 17, 2026Warar Caleema-saarkii Madaxweynaha cusub ee Dowlad-Goboleedka Woqooyi Bari Soomaaliya ayaa noqday mid si weyn u soo jiitay indhaha gudaha iyo dibadda, kaddib markii…
Shiinaha maantaby AbdirahimDecember 24, 2025Warar “SHiinaha ama “the people’s republic of china” wa awood kamid ah Awoodaha caalamka qarnigan aan hada ku jirno wa na dalka 2aad…