Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Laascaanood: Macnaha Siyaasadeed iyo Saameynta Qaranka
Booqashada uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku tegay magaalada Laascaanood, xarunta maamulka Waqooyi Bari, ayaa noqotay dhacdo taariikhi ah…
































